Boqollaal Arday oo aan Muslimiin ahayn oo Soomay

Boqollaal ardayda aan muslimiinta ahayn iyo shaqaalaha dugsiga sare ee Maine East ee magaalada Maine, [gobolka] Illinois ayaa soomay maalin dhan, si ay isu garab taagaan walaalahooda muslimiinta ah, sida ay soo tabisay warbaahinta maxalliga ah ee Maraykanka iyo midda caalamiga ah. Ardaydu waxa ay ka qaybqaateen xafladdii taariikhda dugsiga ugu horraysay ee ramadaanka dartiis…

Read More

Awaday Falsafaddii Islaamiga ahayd?

Shaki la’aan, maqnaanshaha Falsafadda Islaamiga ah [ay ka maqantahay saaxada fikirka] waa mid ka mid ah sababaha keenay hoobashada caqliga Islaamiga ah. Marka aan leeyahay Falsafadda Islaamiga ah, waxaan ula jeedaa mawduucyada sida falsafadaysan uga jawaab celiya su’aalaha si guud looga keeno shaacsanaha (daahirada) diimeed, gaar ahaanna farriintii Nebi Muxammed (N.N.KH); mawduucyadaas oo uu safafka…

Read More

Fahan, Dabadeed Qayb

Wuxuu yiri: Maalin ayaan masaajidka aaday si aan salaadda Casar ugu soo tukado. Kolkii aan tukaday ayaan tiirarka masaajidka midkood ag fariistay. Taleefanka ayaan la soo baxay, waxaanna bilaabay akhrinta wardiga (adkaar) galabtii. Ishaydu waxay qabatay kuray toban jir ah oo albaabka masaajidka kasoo gelaya, hadbana gar daymoonaaya. Inta ii yimid buu isaga oo naxsan…

Read More

Saamaynta Nova (Nova Effect): Waa maxay musiibada nasiibka wanaagsan?

Ma ku soo mareen waxyaabo wanagsan oo noloshaada ka dhacaya kadibna si lama filaan ah ma u joogsadeen? Waxaa kugu hadhay jahawareerka dareemmo isku qasan, adiga oo ka fekeraya sidii ay noloshu ahaan jirtay, waxaad na gaadhay heer aad rajaynayso in aadan weligaa helin nasiibkaas wanaagsan. Waxay u ekaan kartaa calool-xumo, laakiin saamayntani waa sababta…

Read More

Ma yahay dhiganaha “Aabbe Hodan ah iyo Aabbe Sabool ah” mid hodantinnimo horseedi kara?

“Waxaan akhrinay buug ka dhigan Cambar fikir iyo hal’abuur ganacsiyeed waana buugga “Aabbe Hodan ah iyo Aabbe Sabool ah” uuna leeyahay qoraaga Maraykan ee Robert Kiyoosaki. Si kasta oo aan u sharaxno marna fahan dhamaystiran idin kama siin karno ilaa aad akhridaan buugga qiimaha badan, oo aan akhrinay, weelaynay, aanuna daraasaynay afkaartiisa muddadi aan fasaxa…

Read More