FURFURIDDA FIKIRKA MAALIK IBNU NEBI
Waxaa la isku raacsanyahay in dawladaha carabeedi ay dhan walba ka dib-dhaceen. Maalik Ibnu Nebi Alle ha u naxariistee ayaa is waydiiyay sababta ay carabtu u dib-dhaceen. Xiligii uu Maalik noolaa oo ahayd intii u dhaxaysay soddomeeyadii ilaa todobaatameeyadii qarnigii tegey, waxaa dunida carbeed ka jiray laba dhaqdhaqaaq horumarineed oo waawayn oo iyaguna is waydiiyay…