KALKAALISO ILAA MILYANEERAD

“Labo sano ka hor, markii ay Faadumo Cali sheegtay in ay shaqadeeda kalkaalisanimo ka tagayso oo gacansi u gaar ah bilaabayso, dadku waxa ay ku lahaayeen waad waalan tahay. Hadda shirkaddeeda Hoiwa, waxaa soo gala malaayiin Yuuro. Faaduma Cali shirkaddeeda, [oo lagu magacaabo] Hoiwa, waa shirkad xarumaha daryeelka iyo goobaha caafimaadka siisa kalkaaliyeyaal, isla markaana…

Read More

Dagaalka xornimada ee u dhaxeeya Kali-taliska Shiinaha iyo ganacsatada

“Maqaalkaan, wuxuu kaa siinayaa xog maquuninta ka jirta Shiinaha, oo lagu xadaynaayo ganacsatada si uusan dalka uga dhicin kacdoon lagu doonaayo xorriyad iyo inay helaan shacabka Shiinuhu dimuqraadiyad ay ku naaloodaan sida galbeedka. Akhris wacan” Hordhaca Madasha Tarjumaadda Hoobaan. 11-kii bishii sadexaad 2007, wuxuu la casheeyey Tashii Jiin Biing-oo waqtigaa ahaa masuulka ugu sarreeya xisbiga…

Read More

Masar maxay u dhisanaysaa webi dad-samey ah midka u weyn dunida

Masar waxa ay horumarinaysaa qorshaheeda ay ku dhisanayso webi dad-samey ah midka u weyn caalamka, si ay u kordhiso badqabka khayraadkeeda una tirtirto calan-u-sidnimada soo dhoofsashada qamadiga. Mashruuca cusub ee Delta oo ku kacaya $5.25 bilyan dhererka dhismihiisu wuxuu gaari doonaa 114km, taas oo ka dhigaysa webi dad-samey ah midka u dheer dunida, iyo mashruucii…

Read More