Category: FALSAFAD & FEKER
QALINYAHOW MINDI IYO II NOQO MADDANE.
Jirkii ayaa dareen beelay, aragtiyiihii waa ay gaagaxeen, qalinkiina wuu miyir-doorsoomay; jirro awgeed ayuu sariirta la dul yaallaa oo afkii ayaa juuqda gabay; ma aha mid dhintay oo laga samray, mana aha ku nool oo loo han-waynyahay. Waa qalinkaas; hal-abuurkii hagayey uu gadooday; oo codsigiisii dhagaha ka furaystay, balliyadii ayaa biyo yareeyay, ceelashiina way soo…
Maalik Bin Nabi iyo Waxtarka Aragatiyaha ee Horumarinta Bulshada
Maalik Bin Nabi, aragtidiisa ku aaddan dhismaha bulshada, waxa uu diiradda ku saarayaa kaalinta libaax iyo istiraatiijiyadeed ee aragtiyuhu ka qaataan dhismaha ilbaxnimada bulshooyinka. Halkaan waxaan xoogga ku saaraynaa aragtiyaha dhiirrigelinaya dhaqdhaqaaqa, shaqada iyo cusboonaysiinta. Quraanka Kariimka ahi waxa uu kusoo degay deegaan bulsho ahaan, aqoon ahaan iyo anshax ahaan ba diginta ah, isaga oo…
FURFURIDDA FIKIRKA MAALIK IBNU NEBI
Waxaa la isku raacsanyahay in dawladaha carabeedi ay dhan walba ka dib-dhaceen. Maalik Ibnu Nebi Alle ha u naxariistee ayaa is waydiiyay sababta ay carabtu u dib-dhaceen. Xiligii uu Maalik noolaa oo ahayd intii u dhaxaysay soddomeeyadii ilaa todobaatameeyadii qarnigii tegey, waxaa dunida carbeed ka jiray laba dhaqdhaqaaq horumarineed oo waawayn oo iyaguna is waydiiyay…
Marka uu aqoonyahanku is marjiyo
Waxaa jira laba nooc oo is-dil ah, mid dareen ah iyo ku muuqde ah, labaduba waxay u baahan yihiin go’aan, sababta oo ah qofka jir ahaan isu dila, oo qudha iska qaada, wuxuu go’aansaday tagid, waayo nolosha ayuu ka daalay, daalkaasi wuxuu noqon karaa mid dhab ah iyo ku dhalanteed ah, midka dambe wuxuu la…
Shan sababood oo hoggaamiyeyaashu u guuldarraystaan
Hoggaamintu waa shey adag. Maanta adduunyada aan cagaha adag ku taagnayn, cadaadiska in howl la qabto lana fuliyo mar uu ka weynaa ma jirto. Ka shakinta awoodda wax-qabasho ayaa ragaadisa, taas ayaa hoggaamiyaha ku sababta inuu isweydiiyo inuu leeyahay iyo in-kale sifooyinkii loo baahnaa si wax loo hoggaamiyo. Aniga ahaan, hoggaaminta waxaan u arkaa in…
Saamaynta Nova (Nova Effect): Waa maxay musiibada nasiibka wanaagsan?
Ma ku soo mareen waxyaabo wanagsan oo noloshaada ka dhacaya kadibna si lama filaan ah ma u joogsadeen? Waxaa kugu hadhay jahawareerka dareemmo isku qasan, adiga oo ka fekeraya sidii ay noloshu ahaan jirtay, waxaad na gaadhay heer aad rajaynayso in aadan weligaa helin nasiibkaas wanaagsan. Waxay u ekaan kartaa calool-xumo, laakiin saamayntani waa sababta…
Ka guul gaaridda dagaalka aragtiyaha
Xagjirnimada waxaa saldhig u ah qalloocashada fahamka qaybo kamid ah waaqaca, ama shareecada, ama tubta loo marayo wax hagaajinta ama dhammaantood oo isku sidkan. Qalloocashada fahamka la xiriirta waxaa soo raaca habowga ku dhaca dareenka iyo caadifadda, taas ayaana keentay inay abuurmaan xiriirro iyo hab-dhaqanno ku salaysan gacan-ka-hadal iyo xagjirnimo. Sidaas darteed, sixitaanka aragtiyahan ay…
Cadowga Gudaheenna
Haa, sidaan ayaa dhacda marka dhakhtarku kuu sheego in aad qabtid kansar. Marka koowaad rumaysan maysid (sidee ayay run ku noqon kartaa? [baad is wayddiin]), dabadeed waad caroonaysaa (ma mudnayn sidaan, oo waligeey qof waxba uma geysan), ugu danbaynna waxaad si qotodheer u dareemaysaa murugo iyo khasaaro (maxaan tabi doonaa markaan dhinto? Sidayse dadka I…
SADDEX MUFAKIR OO MUSLIM AH EE QAABEEYAY FALSAFADDA ISLAAMKA
Al-Kindi, Al-Farabi iyo Ibnu Sina waa kuwo si wayn loogu tixgeliyo in ay yihiin saddexda filasoof ee ugu muhiimsan falsafadda Caqiidada Islaamka. Falsafadda Islaamka ayaa wali ah mid si liidata loo deraasay, inkasta oo ay jiraan waxyaalo badan oo muhiim ah oo ay isaga mid yihiin, xidhiidh iyo qodobbo dood-xaqiiqeed ahna ay wadaagaan falsafadda reer…