SHANTA LUUQADOOD EE JACAYLKA

1) Erayo dhiirrigelin leh: Luuqadaani waxay adeegsataa erayo si ay u dhiirrigaliso shakhsiga lagu odhanayo. “Waan kaaga mahadcelin inaad gaarigii dhaqday. Waa qurux hadda.” “ku mahadsanid inaad soo daadiso qashinka. Waxaad tahay qof wax loo dhigo aysan jirin.” “Dharkaa aad sidato waad ku soo baxday.” “Dhabtii waxaan jeclahay inaad tahay qof si wanaagsan wax u…

Read More

Fahan, Dabadeed Qayb

Wuxuu yiri: Maalin ayaan masaajidka aaday si aan salaadda Casar ugu soo tukado. Kolkii aan tukaday ayaan tiirarka masaajidka midkood ag fariistay. Taleefanka ayaan la soo baxay, waxaanna bilaabay akhrinta wardiga (adkaar) galabtii. Ishaydu waxay qabatay kuray toban jir ah oo albaabka masaajidka kasoo gelaya, hadbana gar daymoonaaya. Inta ii yimid buu isaga oo naxsan…

Read More

Ma yahay dhiganaha “Aabbe Hodan ah iyo Aabbe Sabool ah” mid hodantinnimo horseedi kara?

“Waxaan akhrinay buug ka dhigan Cambar fikir iyo hal’abuur ganacsiyeed waana buugga “Aabbe Hodan ah iyo Aabbe Sabool ah” uuna leeyahay qoraaga Maraykan ee Robert Kiyoosaki. Si kasta oo aan u sharaxno marna fahan dhamaystiran idin kama siin karno ilaa aad akhridaan buugga qiimaha badan, oo aan akhrinay, weelaynay, aanuna daraasaynay afkaartiisa muddadi aan fasaxa…

Read More